Mohamed Jeilani was a very resourceful and highly-organised person who was the chairman of the Somali Adult Social Care Agency (SASCA) which promotes the interests of the Somali community in greater Manchester.

Mohamed studied economics and business at the Somali national university, and he was previously chairman of the of the Italian immigrant workers association.

He was fluent speaker of Italian, Arabic and Swahili . Mr Jeilani was a very dynamic and very passionate about helping others and it is his strong belief that he could bring a positive change to Somali community  in in Manchester .

Mr Jeilani  was the chairman of SASCA for 12 years and was its after bringing together six Somali different organisations and forming one umbrella to work together.

This was not an easy task because each organisation had different ideas and each group wanted to address different topics. For example, one wanted to deal with education and the other to seek legal status for refugees, one wanted to address the rights of refugees, another wanted general assistance or advice on the needs of Somali community in general.

In many meetings with these organisations, Mr Jeilani managed to bring people together s to form an agreement to work together in the Somali community, and the result was the formation of SASCA.

This made it possible for SASCA to have an office to work in and meet all the needs of Somali  community.

Mr Jeilan, a senior and respected member of the community, was elected chairman of the SACA. During his time as chairman and honorary member of the trustee, he came up with a lot of advice on how to develop the SASCA.

During his tenure at SASCA he worked hard for the Somali community and although he did not speak English his advice was good and he had lots of experience to pass on.

Mr Jeilani was a very kind man in the Somali community and often gave help to those in need. He helped many people who had suffered in this country, both mentally and physically. Heraclius could not be counted, or he went to court claiming that they had the right to be granted a residence permit.

Unfortunately, he contracted the deadly coronavirus and died within six days of becoming infected.

This shocked the whole community and we have lost a great man and respected elder from the Somali community in Manchester.

Mr Jelani will be fondly remembered for his was one of the founders of SASCA and the time he devoted to working for people in need of help.

To all SASCA staff and the board as a whole we extend our condolences to his family and friends.

 

 

Mr Mohamed Jeilahani wuxuu ahaa gudoomiyaha SASCA mudo 12 sano ah. Wuxuu ahaa aasaasihii SASCA kadib markuu isku keenay 6 urur oo soomaali ah isla markaana uu sameeyay hal dallad oo ay ku wada shaqeeyaan.

taasi ma ahaan arrin sahlan  sababtoo ah 6 urur waxay la haayeen fikiro kala duwan oo qolo walbo waxay rabtay iney qabtaan mowduucyo kala duwan tusaale ahaan  qolaa rabtay iney xagga and waxbarashada wax ka qabo ,qolada kalana iney dadka qaxootiga sharci u raadiso,qolada kale waxay rabaan iney wax ka qabtaan guryo xumada heysato qaxootiga, qola kale waxay rabay inay la helo kaalmo guud ee laga caawiyo ama talo laga siiyo baahida ay somalia qabto guud haan.

shirar badan uu la yeeshay ururadaas mr jeilani wuxuu ku guuleystay inuu isu keeno 6 urur oo heshiis ka dhex sameeyo si ay si wadajir ah ugu shaqeyn lahaa somali community sidaas buu  asagii iyo raggii la socday ku guuleysteen iney sameeyaan ururka SASCA 

taasi waxay suurtagelisay iney sasca yeelato xafiis lagu shaqeeyo laguna fuliya dhamaan baahi ay somalia u qabta.

mr jeilan oo ah nin da’ ah oo xushmad ku dhex leh community  ayaa loo doortay inuu coddoomiye ka noqdo ururka sasca

mr jeilani shaqsi ahaan wuxuu ahaa nin naxariis badan, inkastoo xaruuri ahaa haddana ,wuxuu ku fiicnaa  xagga kaalmada somalia  kuwooda dhibaateysan in loo kaalmeeyo, wuxuu kaalmeeyay dad badan u dhibaato ka soo gaartay wadankaan haddey noqon  laheed xagga  maskaxeed iyo mid jireed, xisaab ma laha inta qofood oo community ka tirsan uu maxkamadaha iyo sharci yaqaan uu waraaq lahoo qoro uu iri, ama uu maxkamada u raacay asagoo ku dacwoonayo iney xaq uleeyihin sharci ha la siiyo.

Markii  loogu doortay inuu noqdo guudoomayaha oo aheed xubin sharafeed  ka dib wax badan oo talo ah ayuu ka soo jeeday sidee loo hormarin lahaa SASCA.

intuu uu  chair ka ahaa SASCA aad buu ugu shaqeeyay Somalida degan magaalada,  inkastoo uusan ku hadlin luqada  English haddana taladiisu waa fiicneed waayo wuxuu lahaa khibrad ,waxaan leenahay allaha u naxariisto.

nasiib darro wuxuu ka mid noqday dadkii badnaa ee somalida ahaa oo uu ku dhacay cudurka dilaaga coronavirus,wuxuu ku dhintay 6 maalmood gudahedda ka dib  maanlingii  lags  soo qaaday testiga, arrintaan  oo naxdin ku noqotay guud ahaan Somalida degan magaaladaan manchester,waxaa naga baxay oday wayn oo xurmad ku leh ummaada somalida magaalada Manchester.

mr jeilani waxaa lagu xasuusan doonaa inuu ka mid ahaa aasaasayaashii sasca iyo waqtii uu geliyay in loo shaqeeyo dadka u baahan caawinaada. dhamaan shaqaalaha SASCA iyo guud ahaan gudiga waxaan tacsi u direynaa reerkiis iyo dhamaan saaxabadiis .

 

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Pin It on Pinterest